BITTREX CRYPTOCURRENCY EXCHANGE : Volatility 10 index Strategy MATCHES AND DIFFERS

142 Views
Published
FURSAD WAXBARASHO

Barashada Maamulida Suuqyada Lacagaha Qalaad Waxaa Kuu Fududeeyay ABAAL ACADEMY

Ka Faa,ideyso;
1.Barashada Binary Trade-(Basic/Advanced)
????Waa Fursad Kuu Sahleyso in aad mudo kooban ku Barato Guud ahaan ilaha Suuqa Binary Options, IQOptions,ExpetOptons iyo Binary.com.
????Waxaad Ku Barandoontaaa Nidaamyada ugu sahlan Ee Suuqa laga galo sida;
1.Smart Trade
2.Web Trade
3.Bot Binary/Automated Trade
4.Meta Trader 5
5. Iyo Nidaamyada Kala Duwan ee Habraaca Suuqyada Indices iyo Synthetic indices.

Sharuudaha Ardayga:

1.Personal Documents:
(National ID Card/Driving licence/Passport)
2. Two Photos of Passport Size.
3.Laptop/Smart Phone for Student Uses.
4.Registeration Fee $20
5.Course fee $50 Bilwalbo
6.iyo Ka soo Qeyb Galida Xiisada oo Joogta ah marka laga Reebo Labada Maalmood ee fasaxa ah.

FG: Koorsadaan Waxay socondoontaa Mudo 3 Bil ah waana Koorso Heer Hoose iyo Heer Sare ah. Tirada Fasalka 1,aad Waa 25 Arday lama qabandoono in ka badan. Waqtiga Fasalka 9:30 (Subaxnimo)' Waxyna Bilaabaneysaa Taariikh 01/02/2020.

Goobta Waxbarashada:
Dhismaha Hormuud/Laanta Suuq Bacaad/Dabaqa 3,aad.

Wixii Faahfaahin ah La Xariir

+252615179342/+252615722656
Ama Maamulka Abaal Acadey
Whatsapp: +252 63 4097909
Category
Crypto Trading
Tags
bittrex cryptocurrency exchange
Be the first to comment